Xubno ka tirsan Dowladda KMG ah ee ku sugan magaalada Muqdisho
Buluugleey Aril 23, 2005
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna
Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Jaamaca C/llaahi (Sifir) wafdi oo
ay wehliyaan wafdi ka socda Labada gole ayaa ku sugan Muqdisho,
magaala madaxda Soomaaliya.
Wafdigaas waa si diiran u soo dhaweeyay xubno ka mid ah
Baarlamaanka ee Dowladda KMG yo madax kaloo ka tirsan Maamulka oo
maalmahan ka waday nabadeyn iyo maamul u samayn magaalada
Muqdisho.
Xubnahan oo la sheegay inay dhan yihiin 13 ayaa ku sugan Hoteel
Saxafi.
Waxaa ina soo gaaray magacyada wafdiga ku sugan Muwdisho waxaana
ka mid ah:
· Axmed
Cumar Jees
· Max`ed
Jaamac C/laahi (furux)
· Xirsi
Adan Rooble
· Eng
Max`ed Xuseen Caddoow
·
Xild: C/llaahi
Aadan Cali (Shaleyte)
·
Xild: Maxamed Xasan
Cali
·
Bashir Maxamed
Aadan (Dhuurcaso)
·
Jaamac Cali
Jaamac
