April 10, 2005
Muqdisho ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay
xildhibaano ka tirsan dawladda Fedraalka
Soomaaliya. Xildhibaanadu gogol- xaar
waxay u yihiin Golaha Baarlamanka oo
maalinta Arbacada ay bishu tahay March
30keeda ku soo fool leh magaala madaxda
Muqdisho.
Xildhibaanadda waxaa si diiran garoonka Balli Doogle ugu soo dhaweeyay bulshaweynta magaala madaxda Muqdisho.
Xildibaanada waxay kala ahaayeen:
Xildhibaan Cumar xaashi Aadan.
Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxolow.
Xildhibaan Xuseen Axmed Keynaan.
Xildhibaan Maxamed Xasan maxamed.
Xildhibaan Caamir Axmed Shakeete.
Xildhibaan Axmed Diiriye.
Xildhibaan Abuukar Cabdi Geedi.
Xildhibaan Xasan Dhinbil
Xildhibaan Warsame
Xildhibaan Macalin Jiis.
buluugleey.com