Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay dhaqaale 10 milyan ee
Euro ah.
Buluugleey November 18, 2005
Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay dhaqaale dhan 10 milyan
ee Euro ah. Waxaana xafisika Midowga Yurub ee magaalada Nairobi
cadeeyey
Midowga Yurub ayaa ugu deeqay dhaqaale 10 milyan ee Euro ah.
Buluugleey November 18, 2005
Midowga Yurub ayaa ugu deeqay dhaqaale dhan 10 milyan ee Euro
ah. Waxaana xafiisika Midowga Yurub ee magaalada Nairobi
cadeeyey lacagtaasi in Soomaaliya loo marin doono hay'adihii
horey uga shaqeyn jirey oo wadamada Yurub sida tooska ah uga
heli jirey taakuleyn dhaqaale. Lacagtaas ayaa loo isticmaali
doonaa xaaladaha bani'aadnimo ee ka jira gudaha wadanka
Soomaaliya.
Wararkan ka soo yeerey xafiisika Midowga Yurub ee magaalada
Nairobi ayaa waxay meesha ka saareysaa shakiga weyn ee ka dhex
abuurmay qeybaha ka tirsan dowlada KMG, kadib markii ay soo
baxeen hadallo sheegayo in Professor Cali Maxamed Geedi ay
gacanta u geli doonto dhaqaalhaas deeqda ah. Professor Geedi
ayaa hawlihii wasaardaha dibu-dhac uga yimid, kadib
markii uu ballanqaadyo badan siiyey wasiirada hoosyimaada eeku
sugan magaalada Jowhar oo hawlihii uu u magacaabay
fulintooda aan waxba ka soo naasa cadeyn.
Dowlada KMG ayaa ku kala qeybsan xagga fikirka waxayna u
muuqataa inay lacagtan deeqda ah isku soo dhaweyn doonto labada
garab ee dowlada KMG. Waxaana laga yaabaa in uu heshiis aan
sidaas u sii dheereen dhexmaro labada garab, waa haddii
dhaqaalahaas baaxada leh uu gacanta ku dhigo Professor
Geedi si uu u soo jiito xildhibaanada gadoodsan ee dhaqaale
la'aan awgeed aynan waxba u kala socon la'yihiin. Warar aan lagu
kalsoonyahay ayaa durbadiiba soo baxaya oo sheegaya in qaar ka
tirsan goalaha wasaaradaha dowlada KMG ee Muqdisho ku
sugan inay bilaabeen shirar gooni-gooni ah oo ujeedada ka
danbeyso ay tahay inaysan marnaba seegin deeqdaas.
Dhaqaalahan ayaa u baahan in lagu horumariyo dalka Soomaaliya oo
in mudaba lahayn dowlad dhexe ee maamusha adeegyada lagama
maarmaanka ah ee bulshada u baahantahay.

|
|
lacagtaasi
in Soomaaliya loo marin doono hay'adihii horey uga shaqeyn jirey
oo waddamada Yurub sida tooska ah uga heli jirey taakuleyn
dhaqaale. Lacagtaas ayaa loo isticmaali doonaa xaaladaha
bani'aadnimo ee ka jira gudaha wadanka Soomaaliya.
Wararkan ka soo yeerey xafisika Midowga Yurub ee magaalada
Nairobi ayaa waxa ay meesha ka saareysaa shaki weyn ee ka
abuurmay kadib markii ay soo baxeen hadallo sheegayo in
Professor Cali Maxamed Geedi ay gacanta u geli doonto
dhaqaalhass deeqda ah. Professor Geedi ayaa hawlihii wasaardaha
dibu-dhac ku yimid, kadib markii uu ballanqaadyo badan siiyey
wasiirada ku sugan magaalada Jowhar oo hawlihii loo magacaabay
fulintooda ciriiri waxba ka soo naasa cadeyn.
Dowlada KUMG ayaa ku kala qeybsan xagga fikirka waxayna u
muuqataa inay lacagtan deeqda ah isku soo dhaweyneyso labada
garab ee dowlada KMG. Waxaana laga yaabaa In uu heshiis aan
sidaas u sii dheereen dhexmaro labada garab, waa haddii
dhaqaalahaas baaxada leh uu u gacanta ku dhigo Professor
si uu u soo jiito xildhibaanada gadoodsan ee dhaqaale la'aan
waxba u kala socon la'. Warar aan lagu kalsoonyahay ayaa
durbadiiba soo baxaya oo sheegaya qaar ka tirsan goalaha
wasaaradaha dowlada KMG ee ku Muqdisho in ay bilaabeen shirar
gooni-gooni ah oo ujeedada ka danbeyso ay tahay inay
marnaba seegin dhaqaalahaas Soomaaliya loogu deeqay.
Hadabo dhaqaalahan ayaa u baahan in lagu horumariyo dalka
Soomaaliya oo in mudaba lahayn dowlad dhexe ee maamusha
adeegyada lagama maarmaanka ah ee bulshada u baahantahay.
