Guddi ka kooban 25 qof ayaa loo
magacaabay nabadgelyada Muqdisho
Buluugleey, April 13, 2005
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay
kulan balaaran ay isugu yimaadeen
xubnaha labada gole ee dowlada FKG
waxaa kaloo ku wehliyay shirka qaar
ka tirsan Hogaamiyeyaasha Muqdisho.
Shirkaas waxaa lagu qabtay Xaruntii
hore ee Xisbiga . Kulankaasi oo ahaa
mid ay albaabada u xiran yihiin
ayaa markii la soo gabagebeeyey
waxaa wariyeyaasha la hadlay
Afhayeenka xubnaha labada gole ka
jooga magaaladan Muqdisho Xildhibaan
Cumar Xaashi Aadan oo sheegay
go’aankii ay ay madaxdaasi wadajir
ku gaareen waxaana ay magacaabeen
guddi xiriiriya arrimaha
nabadgelyada Magaala madaxda Mqdisho.
Magacyada guddigaas waxaa ka mid
ahaa:
1)
Cismaan Cilmi Boqorre
2) Xuseen Maxamed Caydiid
3) Xaaji Muuse Suudi Yalaxow
4) Maxamed Qanyare Afrax
5) Cusmaan Xasan Cali (Caato)
6) Cumar Maxamed Maxamuud(filish)
7) C/kariin Axmed Cali
8) Maxamed Cabdi Yuusuf
9) Sheekh Nuur Cali Aadan
10) Yuusuf Xasan Ibraahim
11) Maxamed Jaamac Maxamed (Furux)
12Maxamed xasan Maxamed
13Macalin maxamed maxamuud (jiis)
14)Ibraahim C/llaahi cusmaan
15) Jaamac guure qoobey
16) Bootaan Ciise Caalin
17) Ing. Max’ed Xuseen Caddow
18) Muuse Nuur Amiin
19) Cali Baashi Cumar (Rooraaye)
20) Cali Xaaji Max’ed (ali baashi)
21) C/weli XaajiIbraahim Muudey
22) Caamir Axmed Max’ed (C.Jaketi)
23) Xuseen Max’ed Keynaan
24) Yuusuf Mire Seeraar
25) Cumar Xaashi Aadan
