Xubno ka tirsan  Dowladda KMG ah ee ku sugan  magaalada Muqdisho

Buluugleey Aril 23, 2005

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Jaamaca C/llaahi (Sifir) wafdi oo ay wehliyaan wafdi ka socda Labada gole ayaa ku sugan Muqdisho, magaala madaxda Soomaaliya.

Wafdigaas waa si diiran u soo dhaweeyay  xubno ka mid ah Baarlamaanka ee Dowladda KMG yo madax kaloo ka tirsan Maamulka oo maalmahan ka waday nabadeyn iyo maamul u samayn magaalada Muqdisho.

Xubnahan oo la sheegay inay dhan yihiin 13 ayaa ku sugan Hoteel Saxafi.

Waxaa ina soo gaaray magacyada wafdiga ku sugan Muwdisho waxaana ka mid ah:
 

·       Axmed Cumar Jees

·        Max`ed Jaamac C/laahi (furux)

·        Xirsi Adan Rooble

·         Eng Max`ed Xuseen Caddoow

·         Xild: C/llaahi Aadan Cali (Shaleyte)

·         Xild: Maxamed Xasan Cali

·         Bashir Maxamed Aadan (Dhuurcaso)

·         Jaamac Cali Jaamac

    

HOME